DHAGEYSO: Komishinka Doorashooyinka Soomaaliland Oo…

0

Komiishanka Doorashooyina

Kumishinka doorashooyinka Soomaliland ayaa waxey tababar u fureen madaxda heer gobal iyo heer degmo ee kumishinka doorashooyinka.

Tababarkaan oo ka furmay magaalada hargeysa ayaa wuxuu socondoonaa mudo siddax cisho ah  waxaana mas’uuliyinta lagu tawabari donaa habkii iyo hanaankii ugu shaqeyn lahaayen doorashada 31 bishaan kadhici doonto soomaliland.

Waxaana Goobta ka hadlay madaxda Kumishinka doorashooyinka soomaliland iyagoo goobta kula dardaarmay Madaxda kasocotay Heer degmo iyo Heer maamul Goboleed iney ka faa’ideystaan Tawabarkaan mudada Gaaban soconaya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA