Madaxweynaha Spain Oo safar ku tegaya Waddamo xiriiro dhaw leeyihiin

0

223b3b37 3ef9 4a69 81d5 084ca2d246ed W650 R0 S

Madaxweynaha Dalka Spain Bedro Saanjees ayaa waxa uu qorsheyanayaa inuu safar ku tego dalka Costa Rica.

Sida ay Xukuumada Madrid sheegtay bisha Juun ayuu Madaxweynaha kulamo kula yeelan doonaa dhigiisa Dalkaasi ayna arimo badan kawada hadli doonaan.

Ka hor waxa uu tegi doonaa Bedro Caasimada Argentina uu la kulmi doono Madaxweynaha Dalkaasi arimo dhowr ahna kawada hadli doonaan.

8 Bisha Juun ilaa 11 Bishaas ayaa la sheegay in socdaalkaasi uu qaadan doono.