Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa bulshada ogaysiisay dib u eegis lagu samaynayo magac bixinta meherada iyo qoraalada boorarka si loo ilaaliyo Afka-Soomaaliga.
Qoraalka maanta uu ku saxiixnaa Agaasimaha guud Ee Wasaarada Warfaafinta Puntland Maxamed Ciise Cusmaan ayaa faray ganacsatada inay goobaha ku qoraan luuqada Afka Soomaaliga.
Taas badelkeeda waxaa lagu arkaa Mehradaha Ganacsi luuqado qalaad.