DHAGEYSO: Wasiir katirsan Puntland oo taageeray Gobolka uu kasoo jeedo

0

Wasiirka Amniga Puntland C/samad Maxamed Gallan ayaa waxa uu ka hadlay sida loogu baahi qabo gaarsiinta dadka agabka ay codkooda ku dhiiban lahaayeen,balse hadda ay diin waan gelinta socoto loo fududeeyo.

Wasiirka ayaa dadka Gobolka Bari ku dhaqan ugu baaqay inay is diin waan geliyaan oo ay Degmada Ufeyn tegaan,si ay ula tartamaan Ey & Qardho oo ah Labada Deegaan kale ee is diin waan gelinta ka socoto.

Puntland ayaa isku diyaarineysa doorasho dadweyne oo si dimoqraadi ah dadka ugalaan,iyagoo soo dooran doona hogaamiyaha ay ka arkaan waxqabad muuqda,taas oo meesha ka saareysa doorashadii Xildhibaanada ay Guddoonka Baarlamaanka & madaxweynaha ay dooran jireen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA