Shirka Maalintii labaad Ee Doorashada oo ka dhacaya Muqdisho

0

52

Iyadoo Maalintii labaad uu galayo shirka wadatashiga Qaran Ee Doorashada ayaa hadana waxa dadku ay isha ku hayaan waxa kasoo bixi doona dhamaadka Kulankaan.

Sida uu ku bilowday Shalay iyo shuruud la’aanta Madaxda Dawlad Gobolleedyada oo markii hore kulamadii dhacay la imaan jireen hadda waxay umuuqataa isbadelo siyaasi uu la yimid Ra’iisal wasaare Rooble.

Axada maanta ah ayaa lasii ambaqaadi lahaa doodaha kusaleysan xal ka gaarista wixii hore la iskugu qabtay,waxaana shalay oo daah furka shirka ahaa loo diiday Saxaafada balse maanta ayaa laga yaabaa in ay helaan Muuqaalo iyo xogo ku saabsan shirka.