Akhriso Magacyada: Saraakiil Farmaajo xalay dalacsiiyey

0

Farmaajo Q 1 640x427

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya General Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxa soo jeediyey in la dalacsiiyo Saraakiil iyo Askar katirsan ciidamada booliska gaarka ah Haramacad.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxa uu saxiixay dalacsiintaasi waxaana ka mid ah saraakiisha iyo askarta darajada ciidanka ka gudbay ama la dalacsiiyey.

Dhame C/xamiid C/llaahi Maxamuud oo ah Taliyaha Haramacad ayaa loo dalacsiiyey gaashaanle

Xiddigle Maxamed Cabdullaahi Cabdalla ayaa loo dalacsiiyey labo xiddigle.

Xiddigle Axmed Cabdi Maxamed ayaa loo dalacsiiyey labo xiddigle.

Xiddigle Cabdiladiif Axmed Faarax ayaa loo dalacsiiyey labo xiddigle.

Xiddigle Cumar Maxamed Xasan ayaa loo dalacsiiyey labo xiddigle.

Xiddigle C/qani C/llaahi Salaad ayaa loo dalacsiiyey labo xiddigle.

Maxamed C/xamiid Cabdullaahi ayaa loo dalacsiiyey Xiddigle

C/llaahi Maxamed Cabdullaahi Weydoow ayaa loo dalacsiiyey Xiddigle

19 Shakhsi oo askar iyo saraakiil ahaa ayaa la dalacsiiyey,waxaana madaxweyne farmaajo uu kula dar daarmay xubnaha la dalacsiiyey inay howlaha qaranka u hayaan sii laba jibaaraan.