AKHIRISO: Qodobada Heshiiska Doorashada Soomaaliya Ee Maanta Lasaxiixay

0

193251161 2990581047839676 5874245866925289442 N

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Halkaan Hoose ka akhriso Qodobada laga soo saaray Shirka

1

2

3

4

5

6

7