DHAGEYSO: Go’aanka golaha murashaxiinta gaareen kadib heshiiskii doorashada

0

Musharaxiinta

Kulan ay ku yeesheen Xalay magaalada Xamar Xubnaha ku jira Golaha Midowga Murashaxiinta ayey uga hadleen xaalada dalka iyo waxa ay markaan ugudbi doonaan.

Waxay murashaxiinta sheegeen inay midowgooda sii jiri doono oo aysan kala tegin ilaa hirgelinta doorashada meel uga dhacdo.

Golaha waxay soo dhaweeyeen doorasahda iyo sida loo saxiixay heshiiska iyagoo shaaca ka dhigay in ay wada shaqeynta midowgooda sii socon doonto.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA