Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi Oo Qabtay Shir Jaraa’iid Axada Maanta aheyd ayuu Kaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Berri Loo Dareerayo.
Waxa uu sheegay Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in muddo 9 Bilood ah ay ololaha doorashada iyo howlaheeda ugu dambeyn berri lasoo gaaray xilligii doorashada.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA