DHAGEYSO: Puntland oo amar dul dhigeysa Xarumaha Nootaayooyinka

0

Capture

Iskaashi dhexmaray Wasaaradaha Maaliyadda & Tan Cadaalada Puntland ayaa tababar xirfadooda kor loogu qaadayo waxay uqabteen saraakiisha kashaqeeya nootaayooyinka.

Waxa la barayaa oo xubnahaan tababar kusaabsan waajibaadka nootaayooyinka kasaaran cashuuraha.

Ku-simaha Agaasimaha Wasaaradda Cadaaladda, Puntland Ismaciil Xaji Cabdi ayaa ka warbixiyay ujeedka tababarkaasi loo qabtay iyo muhiimada uu leeyahay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA