Diyaarad la bur burtay Colombia Ciidamo katirsan Dalkaasi

0

3784415

Sida ay Dawlada Colombia sheegtay waxaa diyaarad la qalibantay Ciidamada Booliska ku geeriyooday shan Askari.

Shilkaan ayaa ka dhacay Magaalada Kantagaalo Ee Koonfurta Gobolka Bolivaar.

Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Colombia Ifan Duguu Markuwiis ayaa ka tacsiyadeeyey geerida askartaasi diyaarada helocopterka la dhacday.

Taliska Booliska ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan sida ay wax udhaceen iyo waxa sababay in diyaarada bur burto.