DHAGEYSO: Gabar aan qaan gaarin oo inta la dilay digsi lagu daboolay

0

Capture

Gudoomiyaha Degmada Dharkiinleey Guhaad Sheekh Xasan ayaa warbaahinta kaga warbixiyey falkii naxdinta lahaa ee maanta lagu arkay Xaafada suuq boocle.

Gudoomiyaha waxa uu sheegay in guriga arintaan ka dhacday ay degganeyd Nafisa oo labo wiil qaraabo la ah looga shakisan yahay inay kufsi kusameeyeen.

Waalidka gabadha ayaa maqnaa,inta la dilin lama oga waxa lagu sameeyey Nafisa oo ah mid da’yar waxaana lagu gambiyey iyadoo lugaha iyo gacmaha ka xir xiran Digsi nuuca sabta lagu kariyo ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA