DHAGEYSO: Muxuu Wasiir C/fitaax Qaasim ku arkay Xabsiga B/weyne?

0

194204418 3882441435187269 3939688900253232033 N

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya C/fitaax Qaasim oo ay wehlinayeen Wasiiro kale ayaa waxay kormeer ku tageen Xarumaha ciidamada iyo Xabsiga Magaalada Beled weyne.

Saraakiisha Xeryaha ay tageen ayey Wasiirka waxay warbixin ka siiyeen xaalada iyo maxaabiista ku xiran xabsiga weyn ee Beled weyne.

Wasiir C/fitaax Qaasim ayaa dhiiri geliyey howsha adag ay ciidanka iyo saraakiisha hayaan,kuna baaqay in lasii dar dar geliyo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA