Wasiir katirsanaa Dawlada Uganda oo Lagu weeraray Kampala

0

193865711 2412747072205344 4455456593030527364 N

Wasiirkii hore ee howlaha iyo gaadiidka, Gen. Katumba Wamala, ayaa ku dhaawacmay Weerar lagu qaaday Gaari uu la socday xili uu marayay gudaha magaalada Kisota.

Waxaana sidoo kale Weerarka ku dhintay darawalkiisi iyo gabadha uu dhalay wasiirka.

dadweyne badan ayaa kusoo xoomay gaariga meesha lagu rasaaseeyey kuwaas oo eegaya sida ay wax udhaceen.

Ciidamada Amaanka ayaa xiray goobta weerarka ka dhacay,waxaana la ogeyn hujuumka cida fulisey.