DHAGEYSO: Saraakiil Dibada kusoo tababaratay Galmudug oo dib usoo laabtay

0

New Flag Of Galmudug State Of Somalia.svg

Ciidamadaan oo tababar kusoo qaatay Jasiirada Siishalis ayaa waxa ay dib ugu soo laabteen dalka soo dhaweyn ayaana loogu sameeyey Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.

Askartaan oo katirsan kuwa ilaalada Badda Galmudug ayaa waxay diyaar uyihiin gushada waajibaadka ka saaran difaaca Xeebaha Galmudug.

Taliye kuxigeenka Ciidamad Badda Dawlad Gobolleedka Galmudug Xersi Cusmaan & saraakiil kale oo soo dhaweynta ka qeyb galay ayaa muujiyey sida ay awood ugu leeyihiin Galmudug difaaceeda dhinaca badda.

Bil ka hor waxaa israsaaseyn meel ku dhaw Xeebta Hobyo kudhexmartay Ciidamada ilaalada Galmudug iyo maleeshiyaad hubeysan oo Markab watay,xilligaas uu dhaawac soo gaaray sargaalkii howlgalkaasi fulinayey.

Halkaan hoose ka dhageyso codka