Khasaaraha ka dhashay Deegaanka Ceel cade Duqeyntii ka dhacday

0

196007983 499902971433133 4174891492521457154 N

Sawirro laga soo qaaday deegaanka Ceel cade oo duqeymaha xoogooda ku dhaceen xalay saqdii dhexe ayaa muujinaya khasaaro badan oo ka dhashay duqeyntaasi.

Qoys ayuu haleelay gantaalada la tuuray midkood ay ku dhimatay Hooyadii guriga oo lagu magacaabi jiray Sahro Aadan Warsame,Carruurteediina ay dhaawac soo gaareen.

Deegaanka Ceel cade waxaa ka arimiya iminka Ururka Al Shabaab iyaga ayaana bartilmaameedka duqeynta diyaaradaha Kenya ay aheyd balse Shacabka ayaa ku le’day.