Ayax kusoo wajahan Soomaaliya oo digniin culus laga bixinayo

0

4250364985 3b23deb539 Z

Malaayiin qof oo ku dhaqan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa aad ugu baahan gargaar cunno, iyadoo magaalada Mekelle oo ah xarunta gobolkaas qoysaska barakacay ay sheegayaan in maalmaha qaar aysan haysan wax ay cunaan.

Sida ay ku soo warrameyso Wariye Kusugan magaalada Mekele heerka gaajada ayaa ah ka mid ka dhalatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee isku dhacyada gobolka.

Bishii November sanadkii hore dagaal dhacay ayaa la sheegay Ciidamada Itoobiya ay xoog uga saareen Gobolka Tigreey Maleeshiyaadii TPLF ee Dawlada kasoo horjeeday.

Hayeeshee barakac ay dagaaladaasi sababeen waxay saameyn daran ku yeelatay Malaayiin qof oo gobolkaasi degganaa.