DHAGEYSO: Dawlada Soomaaliya Oo Koonfur Africa ka bilowday Arin Muhiim Ah

0

Kkkklogo Wasarrda

Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Pretoria Ee Caasimada Koonfur Africa ayaa waxa uu dhexmaray Xubno katirsan Jaalliyada Soomaaliyeed Ee Waddankaasi iyo Ganacsatada qaarkood.

Waxa kulanka looga hadlayey xaalada Soomaalida dalkaasi ku ganacsata iyo dhibaatada burcada ay ugeystaan.

Madaxda safaarada ayaa waxay warbixin ka dhageysteen hogaanka jaalliyada xilli muddooyinkii dambe dilalka Koonfur Africa ay kordheen Soomaalida loogu geysanayo.

Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shirkaasi ka qeyb galay isagoo ka warbixiyey wixii kasoo baxay Shirkoodaasi.

Sikastaba Burcada koonfur Africa udhalatay ayaa laba jibaar waxay kordhiyeen beegsiga ganacsatada Soomaaliyeed iyadoo labadii bil lasoo dhaafay tobaneeyo qof la dil hantidoodiina qaar la dilay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA