Wararkii udambeeyey dagaal Xalay ka dhacay Muqdisho

0

Khasaaro Ka Dhashay Koox Hubeysan Iyo Ciidamada Boolis Ah Oo Ku Dagaalamay Muqdisho

Ciidamada Amaanka ayaa fariisin ay ku leeyihiin Ex control Balcad waxa xalay weeraray dagaalyahano katirsan Al Shabaab.

Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqlayeen abaare 11:00 habeenimo rasaas xoogan.

Lama oga khasaaraha inta uu la eg yahay iyadoo xaalada markii dambe caadi kusoo laabatay.