Midowga cusub Ee dhanka siyaasada maanta ku dhawaaqeen Xisbiyada Mucaaradka UCID iyo Waddani ayaa waxa uu daaran yahay mid la isku kaashanayo quwad siyaasi ah oo hogaaminta golayaasha Soomaaliland.
Isbaheysigaan oo ay isku raaceen sameyntiisa Gudoomiyaha UCID Feysal Cali Waraabe & Gudoomiyaha Waddani C/raxmaan C/llaahi Cirro,kuwaas oo helay labada xisbi Xildhibaano gaaraya 51 mudane oo ka mid noqonaya Golaha Wakiilada.
Ismaaciil Aadan Cusmaan ayaa akhriyey warsaxaafadeedka isbaheysiga Labada xisbi maanta sameysteen.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA
