Cusbitaal Casri ah oo maanta laga daah furay Magaalada Dhuuso mareeb

0

197462217 319254276319943 8052556297057147211 N

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray isbitaal Cusub oo laga hirgaliyay Caasimada Galmudug dhuusomareb.

Xarig jarka isbitaalka cusub ee Central Hosbital waxaa goob joog ahaa wasiiro maamulka caasimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Caasimada.

isbitaalkan lagu soo kordhiyay Caasimada ayaa wax weyn ka badali doona baahiyaha Caafimad ee ka jira Caasimada waxa uuna madaxweyne ku xigeenka oga mahad celiyay Dhaqaatirta Ka shaqeysay in Cisbitalkan loo furo Bulshada Caasimada.