Dhageyso: Puntland oo qabatay Kulan Su’aalo Xildhibaanada lagu weydiinayo

0

Puntland

Mudanayaashani oo katirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa waxay magaalada Qardho uga qeyb galeen kulan su’aalo bulshada rayidka ku weydiinayeen hanaanka dawladnimada iyo baahinta maamul wanaaga.

Kulankaasi ayaa xildhibaanada waxay kaga warbixiyeen sida ay howlaha usocdaan,islamarkaana bulshada looga baahan yahay inay kordhiyaan xiriirka ay Dawlad Gobolleedka Puntland la leeyihiin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA