DHAGEYSO: Taliye Xijaar oo Hal Arin faray Ciidamada Booliska kusugan Muqdisho

0

Xijaar

Munaasabad ka dhacday Xerada tababarka Booliska General Kaahiye ayaa waxa lagu dalacsiiyey saraakiil katirsan ciidamada Booliska kadib shaqo wanaag ay la yimaadeen.

Taliska Booliska ayaa sheegay in ay mar kasta wakhtigooda ku bixinayaan ciidamada Booliska sidii Shacabka ay nabad gelyo ugu hurdi lahaayeen oo ay kaga hortegi lahaayeen wax kasta oo amniga lid ku ah.

Taliyaha Booliska Soomaaliya General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ciidanka ay ugu baaqayaan udhimrinta shacabka gaar ahaan carruurta iyo haweenka isagoo bogaadiyey dhabar adeegooda howsha ay Qaranka u hayaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA