Dhageyso: Rooble Oo Farmaajo & Kheyre inay usiman yihiin shaaciyey

0

F Iyo Kh

Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisalwasaare Dalka ayaa waxa uu sheegay in doorasho xor iyo xalaal ah qaban doonaan.

Rooble ayaa cod dheer ku sheegay in dhinac uu la safan yahay aysan jirin xitaa Madaxweyne Farmaajo Oo xilkaan umagacaabay bishii Septembar sanadkii hore.

Murashaxiinta mucaaradka ayuu ku laab qaboojiyey inuu yahay mid dhex dhexaad ah Oo dhana la safan doonin Doorashada Dalka ka Dhaceysa.

Hadalkaan ayuu Ra’iisal wasaare Rooble waxa uu shalay ka jeediyey Munaasabad ka dhacday Degmada Deyniile isagoo sheegay in loo diyaar garoobay qabasho doorasho si hufan udhacda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA