DHAGEYSO: Banaanbax Kenya Looga soo horjeeday oo ka dhacay G/Gedo

0

Dadweyne ka careysnaa duqeymaha diyaaradaha kenya ka fuliyaan Gobolka Gedo ayaa waxay maanta banaanbax ka dhigeen Degmada Dooloow.

Waxay sheegeen dadka dibad baxa ka qeyb galay inay ka xun yihiin wixii Isbuuc ka hor ka dhacay Ceel cade iyo Ceel waaq oo shacab lagu laayey duqeymo Kenya fulisey.

Dawlada Soomaaliya ayaa si kulul ucambaareysay maalmo ka hor Duqeymahaasi ka dhacay Gobolka Gedo xilli Taliska AMISOM ay sheegeen inay baaritaan kusameyn doonaan khasaaraha ka dhashay Duqeymahaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka