Duqa Muqdisho Oo Xil Cusub umagacaabay Kamaaludiin Daameey

0

Filish

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyey Dawlada Hoose Ee Xamar.

Xilka lasoo kordhiyey ayaa ah Agaasimaha Waaxda Apartimentiyada Muqdisho oo loo magacaabay Kamaaludiin Daameey,xilkaan loo magacaabay ayaa kusoo aadaya xilli caasimada ay kusoo bateen dhismayaasha dabaqyada ah.

131502722 4006033446118823 693382683296779100 N