DHAGEYSO: Al Shabaab oo maandooriye geliya degmada buula burde

0

Al Shabaab Militia 620x330

Saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka ayaa kulan looga hadlayey Amaanka waxay ku yeesheen Magaalada Buula burde Ee Gobolka Hiiraan iyadoo go’aano lasoo saaray.

Taliyaha Qeybta 27aad Ee Xoogga Dalka General Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa sheegay in amniga guud laga shiray waxaana al shabaab uu ku eedeeyey inay maandooriye soo geliyaan Degmada Buula burde.

Taliye Tareedisho ayaa amar ku bixiyey in lasoo qabto Shakhsiyaad caadeystay inay ka ganacsadaan maandooriyaha ee kusugan gudaha degmadaasi.

Buula burde ayaa ka mid aheyd meelaha ciidamada Xoogga Dalka howlgalada ka sameenayeen maalmihii dambe,iyadoo AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka ay wadajir Amniga usugaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA