Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa la kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee dalka Qadar.
Maxamed Cabdirisaaaq Maxamuud iyo Suldaan Bin Sacad ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kusugan Doxa ayaa si gooni goni ah ula kumay qaar ka mid ah wasiiradda arimaha dibadda ee dalalka Carbta.