DHAGEYSO: Wasiir Katirsan Soomaaliland Oo Arday camal Laga baaray warqadaha Qishka

0

Capture

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliland Axmed Cabdi Diiriye (Toorno) ayaa daah furay Imtixaanka Shahaadiga fasalka 8-aad ee ardayda uga gudbayaan dugsiga Dhexe.

Wasiir Toorno waxa uu sheegay in la adkeeyey Arimaha Ilaalinta qishka ee imtixaanka,islamarkaana dar daaran ujeediyey Ardayda imtixaanka ufadhiistay.

Ardayda ayaa diyaar garoow badan ugu jiray maalmihii lasoo dhaafay ku jiray isku diyaarinta Imtixaankaasi.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA