Soomaaliya & Azerbaijan oo ka wada hadlay Xiriirka Ka Dhaxeeya

0

201247826 4350658584994900 3263354608240650624 N

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo kaqeyb galaya Madasha Diblomaasiyada Antalya ayaa la kulmay dhigiisa Azerbaijan

Antalya, Juun 19, 2021 –

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa magaalada Antalya uga qeybgalay shirka caalamiga ah ee Diblamaasiyadda Antalya oo maalinnimadii shalay aheyd ka furmay dalkaasi.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay sannadkaan ilaa 12 madaxweynayaal, 43 wasiiro arrimo dibaddeed, sido kale waxaa ka qeybgalay afar mudane oo hore usoo noqday madaxweynayaal iyo wakiilo ka socday Hay’addo iyo Urruro calami ah.