Xoghayaha QM oo ka hadlay Arimaha Afgembigii ka dhacay Dalka…

0

Thumbs B C 9f934573f0deeb764f2d13d2f7b44750

Xoghayaha guud Ee QM Antonio Gutteres ayaa mar kale loo dhaariyey Xilka shanta sano soo socota,jimcihii shalay ayuu sheegay in hogaamin wanaagsan uu la imaan doono.

Waxa uu Gutteres cambaareeyey Afgembigii ka dhacay Dalka Myanmar sanadkaan,isagoo ka fal celiyey dhibaatooyin ay shacabka kala kulmaan Meliteriga Afgembiga ku qabsaday.

193 xubnood ee Golaha Amaanka Qaramada Midoobeey ayuu ka hor sheegay Xoghayaha inaysan marnaba aqbali doonin dhibaatooyinka ka jira dalka Myanmar.