DHAGEYSO: Mahdi Guuleed oo ka hadlay Amar uu bixiyey waxa uu daaran yahay

0

Mahdi Maxamed Guuleed

Abuukaato Mahdi Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Qoraalka Aan afsoomaaliga aheyn ee lagu daabaco boorarka goobaha ay ku nastaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Mahdi Guuleed ayaa sheegay inay ku dedaalayaan sidii af soomaali loogu qori lahaa meelaha luuqada ajnabi lagu daabacay.

Hadalkaan ayuu ka sheegay Mahdi Guuleed munaasabad lagu daah furay shalay Axadii Qeyb cusub oo Garoonka Muqdisho lagu ballaariyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA