Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay raggii dilay gudoomihii waaxda…

0

Fb Img 1624306117064

Ciidamadda amaanka ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah saddex nin oo la sheegay ineey Aargada Dayniile ku dileen xalay fiidkii Gudoomiyihii Waaxda Kurdamac Cabdi Cabdulle Cismaan (Juge).

Ninkan la qabtay ayaa isku dayay dilka kadib in uu baxsado balse ciidamada oo eryaday ayaa dhaawacay ninkan hubeesan kadibna gacanta ku dhigay isaga oo watay biskooladii uu dilka ku geestay.

Fb Img 1624306120723

Sawirro lasoo bandhigay ayaa la arkayey qof dhaawac ah oo gaari la saaray iyo bistoolad la sheegay in ay aheyd midii weerarka lagu fuliyey.