DHAGEYSO: Wariye Hanad Cali Guuleed oo xalay lagu dhaawacay Muqdisho

0

203727389 336461041441861 3278813860012264102 N

Xaalada Wariye Hanad Cali Guuleed saaka oo khamiis ah waa ay yara wanaagsan tahay kadib weerar koox hubeysan ay xalay ku dhaawaceen.

C/kiriin Cali Aadan oo ay kawada shaqeeyaan Warbaahinta Goob joog Hanad ayaa sheegay in xaalada wariyaha ay kasoo yara fiicnaaneyso sidii uu ahaa saacado ka hor.

Kooxda oo watay tooreeyo ayaa dhaawacay Hanad islamarkaana hore uga qaateen agab uu watay oo mobilo ku jireen.