R/wasaare Rooble oo sagootiyey Safiirkii Finladn Ee Soomaaliya

0

204466293 3010866112477836 9198843585304044242 N

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u jooga Soomaaliya Mr Erik lundberg.

Rooble ayaa uga mahadceliyay safiirka kaalintiisii xoojinta xiriirka labada dal iyo doorka dowladda Finland ee dowlad dhiska Soomaaliya.

Finland ayaa ka mid ah dalalka aadka utaageera Soomaaliya iyagoo ka qeyb qaata dib udhiska iyo dib usoo celinta kabashada Dalka.

204262795 3010866165811164 902571782583508342 N

204466293 3010866112477836 9198843585304044242 N

206427630 3010866195811161 7936361369414969938 N