Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho & ujeedka Safarkiisa

0

204842735 2873965269583274 2893729745361243280 N

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta barqadii soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Dowlada waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu Magaalada Muqdisho kaga  qeybgalayaa shir ay yeelanayaan masuuliyiinta madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka.

204842735 2873965269583274 2893729745361243280 N

207211363 2873965506249917 7365113328779238597 N

207230124 2873965419583259 7649328763169431703 N
208438595 2873965282916606 6700307089987435466 N