DHAGEYSO: Dalalka shisheeye oo hagar daamo ku haya Soomaaliya

0

Capture

Gudoomiye kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa ka hadlay dhibaatada lagu hayo Soomaaliya.

Waxa uu sheegay inay jiraan dad Soomaali ah oo la shaqeeya Dawlado shisheeye kuwaas ooh agar daamo iyo dib udhaca Soomaaliya ka shaqeenaya sida uu hadalka udhigay.

C/weli Muudeey ayaa soo jeediyey in hormarka soomaaliya laga qeyb qaato oo laga fogaado qabyaalada iyo nin jecleysi lagu jiro.


Inta badan dadka soomaaliyeed ayaa loogu baaqaa inay ka tegaan qabyaalada oo ah mid dib udhigtay hormarkii Qarankeena hadana dadka ayaa ku dhaqma oo isku xigsada xilliyada xilalka iyo is qaraabeysiga dhaw.