DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al Shabaab

0

205798053 4098365253533805 3688290035748930813 N

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa waxa uu kormeeray ciidamada Xoogga Dalka qeybtooda 21aad ee kusugan Duleedka Magaalada Dhuuso mareeb.

Waxa uu ku dhawaaqay dagaal Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan deegaanada Galmudug,isagoo dhanka kale ku baaqay in ciidanka udiyaar garoobaan sugida Amniga Doorashooyinka Federaalka ee Galmuudg ka dhacaya.

Galmudug ayaa ka mid ah meelah augu badan ee kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare sida weyn loogu hardami doono.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA