DHAGEYSO: Muuse Biixi “waa meel ka dhac in Xamar laga xuso 26-june”

0

204493533 4031630120284144 1935251171403087993 N

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka hadlayey Munaasabad lagu xusayey 26-ka June oo ka dhacday Hargeysa waxa uu dhaleeceeyey in Muqdisho laga maamuuso munaasabadaan iyada ah,si gaar ahna eedeyn ugu jeediyey Dawlada federaalka Soomaaliya.

Muuse biixi ayaa ku tilmaamay meel ka dhac weyn in Muqdisho laga weneeyo maalintaan xuska 26-ka June.