DHAGEYSO: Go’aankii Cali Guudlaawe oo la taageeray

0

Guudlaawe Iyo Qoor Qoor

Maxamed Maxamuud Goodir oo ah Xildhibaan katirsan Golaha Wakiilada HirShabelle ayaa difaacay go’aankii Cali Guudlaawe uu ku qaadacay Shirka maadaama aan wax tashi ah laga siinin.

HirShabelle waa dawlad gobolleedkii ugu dambeeyey eek u dhismay nidaamka Federaalka,waxaana uu qeyb ka yahay deegaanada xildhibaanada caanka ah kasoo galaan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA