DHAGEYSO: Xukuumada oo faah faahisey raali gelintii Guudlaawe

0

206427630 3010866195811161 7936361369414969938 N

Afhayeenka Xukuumada Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka warbixiyey shirka maanta furmaya iyo qaabkii loo xaliyey saluugii HirShabelle ka timid.

Waxa uu sheegay in shirka uu furmayo oo madaxda ay teendhada kuwada sugan yihiin marka laga reebo guudlaawe oo dalka ka maqan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA