Ra’iisal wasaarihii Dalka Sweden oo is casilay

0

124854

Ra’iisal Wasaarihii dalka Sweden istiifan Lofreen ayaa sheegay isniinta maanta aheyd uu xilka iska casilay.

Waxa taas ay ka dambeysay kadib markii uu ku guuldareystay cod uu ka helo Baarlamaanka dalkaasi.

Xisbiga uu katirsanaa Istiifan ayaa guuldaro kala kulmay Baarlamaanka Isbuucii lasoo dhaafay markii 21-ka bisha ku beegneyd.