Deeq la gaarsiiyey dadkii ku barakacay dagaalkii deegaanka Wisil

0

208367176 983171605831089 288909041146585396 N

Ciidanka Kumaandooska Danab Ururka 6 aad Guutada 16 aad Ayaa ugurmadey Qoysas Ku Barakacay Duleedka Degmada Wisil Ee Dhacda Bariga Gobolka Mudug.

Waxay ciidanka Ugu Deeqeen barkaacayaasha Sahaydii Ay Wateen Danab Waxaana Ciidankaan Hogaaminayey Taliyaha Ciidanka Danab Ee Degaanada Galmudug Dhame & Feyfle.

204093746 983171652497751 5403228956136499961 N

208367176 983171605831089 288909041146585396 N

208629930 983171689164414 8268644700020962680 N

208671538 983171555831094 7280998729272138685 N

209067451 983171589164424 8761949437139351529 N