Dhageyso: Cumar filish oo dhaleeceeyey Garsoorka Dalka

0

207535321 2911053262466747 956294867264485533 N

Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka hadlay hanaanka ay ka maamul ahaan udoonayaan in lagu jaan gooyo dhismayaasha casriga ah ee caasimada laga hirgelinayo.

Waxa uu sheegay in dhawaan xil cusub loo magacaabay Agaasin ku shaqeyn doona la socodka dabaqyada Cusub ee Apartimentiyada Xamar laga dhisayo.

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa fariin udiray madaxda dalka inay isbadel adag ku sameeyaan Garsoorka taas uusan sababeyn waxa uu qoonsaday.


Dhismayaasha Casriga ah ayaa kusii kordhayey muddooyinkii dambe Magaalada Caasimada ah Ee Muqdisho iyadoo dhawaan la filayo in la hirgeliyo dabaqa ugu dheer Soomaaliya oo 30 biyaano ka koobnaan doona.