Dhalinyaro Kenya Calanka Soomaaliya ka taagay oo la maxkamadeenayo

0

208594946 370282664528133 9176104824523112817 N

Ciidamada Booliska Kenya Ayaa Magaalada Mombasa ku xiray Lix Ruux oo dhalinyaro Somaaliyeed oo ay ku Soo edeyeen in Calanka Somaaliya ay ka tageen Xeebta Nyali ee  Magaalada Mombasa .

Dhalinyarada oo Maxkamada Magalada Mombasa la Soo taagay Ayaa Xabsiga lagu Sii hayn donaa 15 beri si baaritano ay Booliska ugu sameyaan Sida u qoray wargayska Daily Nation .

Dhalinyaradaan ayaa magacyadooda lagu kala Sheegay Ridhman Issack, Jamal Abdi, Mohammed Bare, Abdimalik Noor, Abdiraffi Sheikh iyo Sacad Ibrahim Salat