Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo xubno cusub maanta ay ku biireen

0

207661206 3014551715442609 7418250426409872434 N

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Xaabsade, waxa ayna ka wada hadleen xaqiijinta qoondada haweenka ee 30% ee Goleyaasha Baarlamaanka dalka.

206628647 3014551772109270 4077241350251048746 N

207661206 3014551715442609 7418250426409872434 N

208671538 3014551722109275 7577884484429464153 N
208671538 3014551722109275 7577884484429464153 N