DHAGEYSO: Booliska oo digniin udiray dadka maandooriyaha ka ganacsada

0

Capture

Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ayaa iyagoo ka hadlayey goob fagaaro ah waxay sheegeen inay la dagaalami doonaan cid walbo oo loo arko inay amniga lid ku tahay.

Saraakiisha waxay sheegeen in maan dooriyaha uu qeyb ka qaato amni darada sidaa awgeed ayey digniin udireen dadka ka ganacsada iyo kuwa sameeya inay taasi ka waan toobaan.

Fagaaro ku yaalla Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu gubay dhalooyin Khamri ku jireen waxaana dhowr jeer sidaan oo kale ciidamadu ubur buriyeen maandooriye dhalooyin khamri ku jireen kadib howlgalo ciidamada amaanku ay sameeyeen oo lagu soo qabtay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA