Rooble oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho

0

214884483 4283904794994656 3674486641659545045 N

Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble  ayaa  Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarrey ee dowlad-goboleedka Jubaland.

Socdaalka Ra’iisal Wasaare Rooble  ee Jubbaland ayaa diiradda saarayay  arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, xoojinta amniga iyo fulinta mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada.

214884483 4283904794994656 3674486641659545045 N

216001649 4283904814994654 4674418422680647396 N
216001649 4283904814994654 4674418422680647396 N