Lafta gareen oo Baydhabo kusoo dhaweeyey Wafdi ka socday Q/Midoobeey

0

216252683 838880826748556 7457169201321851694 N

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka socda Qaramada Midoobeey.

Wafdigaan waxa hogaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Atul khare.

Arimo dhowr ah ayey ka hadleen dhinacyada iyadoo QM ay ballan qaadeen inay kordhin doonaan Adeegyada Caafimaadka iyo taakuleynta Maamulka KGS ee dhinaca Arimaha gar gaarka ah.