Wasiir Fowsiya oo qaabishay wafdi ka socday Hay’ada UNICEF

0

215664417 3953052128151276 2819647330900763189 N

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay wafdi ka socday Hay’adda QM uqaabilsan dhinaca Carruurta Ee UNICEF.

Wafdiga waxaa horkacayey Wakiilka UNICEF Ee Somalia Dr. Mohamed Ayoya, waxaana ku wehlinayey Wakiil kuxigeenka Dr. Nejmudin Kedir Bilal iyo Maareeyaha Caafimaadka, Kyandindi Sumaili.

Wasiir fowsiya ayaa warbixin ka siisay wafdiga howlaha Caafimaad ay hayaan iyo xaalada covid 19 sida ay ula tacaaleen Gudaha Dalka.

Ujeedada kulankaan wuxuu ahaa kala qaadashaha warbixineed iyo xoojinta dhanka shaqooyinka hay’ada UNICEF ka caawiso Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

215664417 3953052128151276 2819647330900763189 N

216165720 3953051681484654 7692720244060625460 N

217522390 3953051591484663 5277772994243186702 N

217843837 3953051644817991 8935180171425533507 N